APK-unduh
File Apk untuk Android
Info singkat
Secara umum, file apk Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) memiliki rating 10 dari skala 10. Rating ini adalah rating kumulatif, kebanyakan aplikasi terbaik di play store Google memiliki rating 8 dari skala 10. Total ulasan di play store Google berjumlah 1152. Total ulasan bintang lima yang diterima berjumlah 1152. Aplikasi ini diberi rating buruk oleh 0 pengguna. Perkiraan jumlah unduhan berada di kisaran lebih dari 500,000+ downloads di play store Google Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) berada dalam kategori Gaya hidup, dengan tag dan telah dikembangkan oleh Holy Quran Apps. Anda dapat mengunjungi situs web mereka di https://al-quran.app/ atau mengirim surel kepada mereka di alamat contact@al-quran.app. Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) dapat diinstal pada perangkat android dengan 4.1(Jelly Bean)+. Kami hanya menyediakan file apk original. Jika ada materi dalam situs ini yang melanggar hal Anda, silakan laporkan kami. Anda juga dapat mengunduh apk Google dan menjalankannya menggunakan emulator android, seperti big nox app player, bluestacks, dan koplayer Anda juga dapat mengunduh apk Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) dan menjalankannya dengan emulator android, seperti bluestacks atau koplayer. Versi apk Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) yang tersedia di situs kami: 24.01.10, 3.0. Versi terakhir Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka ) adalah 24.01.10, diunggah pada 2024/23/03
Screenshot dari Somali Quran in Audio
Deskripsi dari Somali Quran in Audio

Quraan (carabi: ; ingiriis: Quran) waa kitaabka Alle (swt) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed saw.svg (nnkh), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed saw.svg (nnkh) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 CD (Ciigahaabadi) 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed saw.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed as.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo damai sejahtera Mo Nebi atas dia.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo jauh Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 koobna Al-Nao 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, maciluyo. Sidoo kale, Ilaahay (swt) wuxuu ugu tallo-galay di kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Riwayat versi Somali Quran in Audio
Baru di The Quran 3.0
Tafsiir Quraan MP3
Af Soomaali Quraanka Kariimka
MP3 / Audio
Tafsiir Af Soomaali Quran
Quraanka Kariimka
Somalia Qur'aan
Silakan menilai aplikasi ini
Info lebih lanjut
Versi APK The Quran lainnya untuk Android
Android populer aplikasi